Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dhabarka ayaa i ooga?

(1/1)

Sahal143:
Asc dr waxa raba in aan ku weydiiiyo dhabarka ayaa i ooga(ku laada) siiba dhanka midig mar walbo  ;)

SomaliDoc:
Dhabarka oo laga kululaado waxyaabo badan ayaa keeno waxay tilmaan u noqon kartaa caabuqa kilyaha, murqo xanuunka, cillad lafdhabarta, cudurka gaaska iyo waxyaabo kale, fadlan dhakhtar la xiriir si loo ogaado cilladaada midda ay tahay.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version