Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cabur sankaa ah mararka qaar iyo cuncun?

(1/1)

Maryan Live:
aad baad u mahadsathiin somali doctors, Allh subxaanuhu watacalaa ajar ha idin kasiiyo waanaaaga fasheen runtii
aad bn uga faa iday cilmigiina aqoon baana iga korortay. su ashydu waxay tahy waxaa jira cabur sankaa ah mararka qaar
iyo cuncun anoo an wax hargab ah ihyn tasoo keenta markaa fiifsado in sanka wax madow iga yimaadn oo biyaha sanka
soo raacin marka waxaa mxayhiin mxase lagu daawayn karaa? teda kle waxaa ldhahaa waa xasaasiyad marka waa mxy
xasaasiyad mxaase lgu daweeyaaa?

SomaliDoc:
Sanboorku waa nooc xasaasiyadda ka mid ah, astaamaha aad tilmaantay wuu leeyahay, ka akhriso halkaan waxa keeno, astaamaha lagu garto iyo qaabka loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5658.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version