Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Ilkaha ayaa dhiig iga yimaadaa.?

(1/1)

Said Maxamed:
Asc waan ku salaamay dictoor mahdi.

walal waxaan isku arkay ilkaha oo dhiig iga yimaada khaasatan markaan cadayanayo subxdii ilaa wakhti dheer ayaan sidan ahaaa. Markaa maxaaa keena dhiigan

SomaliDoc:
Cirid dhiiga waxaa badanaa keeno cudurka Yiridka ama Fitamiin yarida khaas ahaan fitamiin C-ga.
Akhriso qoraal ku saabsan xanuunka Yiridka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1409.0.html
Akhriso fitamiinada ka la duwan iyo cunnooyinka laga helo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5781.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version