Author Topic: Su'aal: Feeraha ayaa i xanuuno?  (Read 3799 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Akhaa Binu Jowhari

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 130
  • Points: +0/-0
  • Biyahaan fiiqsi loo liqin, iyo hadalkaan fiirsi loo oran feerahay wax yeelaan.
Su'aal: Feeraha ayaa i xanuuno?
« on: December 04, 2016, 06:47:34 PM »
ASC DR UGU HORREYN AAD BAAD U MAHASNATAHAY DADAALKAAAGA IYO WACYIGALINTAAADA XAGA CAAFIMAAD ÀD BULSHADADDA U HASO, ILAAH AJAR HAKAA SIYO.

DR SUAL BAAN WATAA OO MIDA MAANTA KA HADASHAY XOOGA KAYARA BEDALLAN.
WAA FEERAHA ANIGA AYAA IHAYSATAA
AAN PREVIEW YAR KAASIYO
DR ANIGA IYO XAASKAYGA AYAA YARA FARACIYAARAYN YACNI LEGDAN CAMAL MGRTY
INTAA KADIB , DR CIYAARTII OO SOCOTA AYAA GACANTEEDA IIGA RIIXDAY FEERTA DHANKA BIDIX XAGA NAASKA HOOSTISA ANIGA MA AANU DAREEMIN XANUUN MIDNA MARKAASI LAAKIN RIIXIDDA AY RIIXDAY SAWIR YAR AAN KAASIYO YACNI FEERAHA MARKA LA RIIXO PRESSURE LASARO XOOGA WAY YARA DUSAAN WAY BUUSMAAN KOLAY WAAD FAHANTAY GACANTAADU HADII AAD UGU RIIXDO FEERAHAGU GADAALBAY U BUUSMAAN,
ALMUHIIM DR SAACAD KADIB XANUUN BAAN DAREEMAY ILAA HEER SOCODKAYGA SAAMAYO , JIIFKA XITAA DHIB IGU NOQDAY MARKA SOO TOOSAYO ILAYN FEERAHII WAXAY SAMAYNAYAAA CONTRACTION WAY I XANUUNAYEEN KADIB 3_4 AYAA XANUNKASI I HAYEY WAXAN U TAGAY DHAQTAR LKN MEEL TUULO BAN JOOGA DHAQTARKII DHIBKAYGA U SHEEGTAY INKASTO SIDA KUGU SHARXAY AANU U SHEEGIN FEERAHA LAYGA HAYAA KALIYAH UMA FAAFAHIN, WAXA ISYEY AMPILLICINE 1g, injection ILAA DHOR MARKAN QATAY WAN KA RONADAY



DR MUDO KADIB FARAKU CIYARTII BAN MISNA BILAABAYOO HADANA MEESHIBA I DANQATAY LKN WAX ANTIBIOTICS MAN ISTACMALIN WAN ROONADAY XITAAA DR BEEN KUMA SHEEGAYO GALMADA WAN SAMEENAYEY MA JOOJININ.
KADIB WAAN ROONADAY HADA, WAA STAGEKII 2AAD

DR MUHIIMADAYDU WAXAY TAHAY FEERTA MA JUGBA MISE ARRINKALE JIRA?
DR MEESHA WAA NAASKA BIDIX HOSTISA WEYE CABSSIDA IGU JIRTO WAXA WEYEY WADNAHA AMA COVERKII SAARNA WAX KAA GARAY BAN IS DHAHAY

DR CABSIDAASA IHAYSAA MOYAANE HADUU MEESHASI JUG AYTAHAY WAAN KA ILAALIN QAXII DHIBAYO



BAL TALADAADU WAAN U BAHANAHAY MAHASANID
ILAHOW DANBIGAA IYO KI WALIDKAAGA DHAAF


Allow Dhakhaatiirteenna Noo Dhowr Meel Walba Oo Ay Joogaan.

Aamiin Aamiin.


Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Feeraha ayaa i xanuuno?
« Reply #1 on: January 04, 2017, 09:42:00 PM »
Waxay u badan tahay jug feeraha kaa gaartay intaa lagdamayseen, sababtoo ah feeraha ka hooseeyo naaska bidix way ka jilicsan yihiin kuwa ka sii hooseeyane waa feer calaan oo meel ma haystaan.

In aad xanuun baab'iye qaadatid kaliyaa ku filnayd, uma baahnid wax antibiotic ah way iska raysanaysaa.
Markuu xanuun cusub yahay waa in aad iska ilaalisid culeys qaadista iyo in ay jug kale ku gaarto.

Dhib kale ma jiro, wadnahane sidaas iyo si u dhawba jug kuma gaari karto, Allaa ku xafiday meel  dhawrsan.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Akhaa Binu Jowhari

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 130
  • Points: +0/-0
  • Biyahaan fiiqsi loo liqin, iyo hadalkaan fiirsi loo oran feerahay wax yeelaan.
Re: Su'aal: Feeraha ayaa i xanuuno?
« Reply #2 on: January 06, 2017, 10:26:46 AM »
ASC
WAA CABDULQADIR BINU JOWHARI
DR SUASHA KU SOO WEYDIYEY JAWABTA ISIISAY WAAN KU FARXAY ILAAH ADUUN IYO AAKHIRO KU XIFDIYO DAMBIGAA ALAHA DHAAFO ILAAHOW DHAAF DEMBIGA DHAKHTARKEENI IYO WALADKISA. SCW.
Allow Dhakhaatiirteenna Noo Dhowr Meel Walba Oo Ay Joogaan.

Aamiin Aamiin.