Author Topic: Su'aal: Qanjirrada soo kuusto?  (Read 4308 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mr Mahamed

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 57
  • Points: +0/-0
Su'aal: Qanjirrada soo kuusto?
« on: December 04, 2016, 08:44:53 PM »
Asc maxaa sababa qanjirada mararka qaar ka sookuusada kilkisha ama shiirtada hadana kaligooda baa ba a




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Qanjirrada soo kuusto?
« Reply #1 on: December 31, 2016, 08:54:58 PM »
Qanjirrada waxay ka qeyb qaataan difaaca jirka, haddii cillad ay jirto ka agdhaw qanjirkaas wuu bararaa tusaale, sida infekshan ku dhaca gacanta ama naaska, wuu la bararaa qanjirka kilkisha, haddii qanjirka laftirkiisa jirrado sida tiibishada ku dhacdo qanjirrada ama kansarka ku dhaco qanjirrada wuu la bararaa.

Qanjirka oo barara oo hadane dama wuxuu noqon karaa infekshan jirka uu ka takhallusay, laakiin hadduu joogto noqdo bararka waa in aad dhakhtar la xiriirtaa si dheecana ama cad looga qaado qanjirkaas loona baaro.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Qaliinka Quumanka iyo Qanjirrada (Tonsillectomy & Adenoidectomy)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Caruurta

Replies: 0
Views: 32349
Last post May 23, 2011, 08:11:39 PM
by SomaliDoc