Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Biyaha kulul iyo biyaha qaboow?

(1/1)

Mr Mahamed:
Biyaha kulul iyo buyaha qaboow maxay xubinta taranka raga udhimikaraan

SomaliDoc:
Kuleelka iyo qabowga, kuleelka ayaa u daran xiniinyaha sababtoo ah wuxuu howlgabiyaa unugyada xiniinyaha.
Qabow haddii aad dareentid ama biyo qabow haddii ay ku gaaraan, qooraha wuu kaduutaa, waxayna u durkaan dhinaca caloosha si diirrimaad uga helaan, isla markiiba heerkulkooda wuu isbadalaa oo dabiici ayay ku soo laabtaan, laakiin kuleelka dhakhso ayuu waxyeelleeyaa.

Kuleelka laga hadlayo maahan biyo qandac ah aad ku qubeysatay ama ku istinjootay waa biyo kulul oo si ula kas ah qooraha u gaarsiisay ama kaaga daateen ama dhex dhigtay.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version