Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Baaritaanka thyroid-ka?

(1/1)

Run:
waxaan rabaa dhaqtar inaan ogaado  waxaa la iga qaaday dhiigaa ka badisay resulting ii Ayaan helay  saan buunsho ahaa
TSH      0.74
FT4       10.68
FT3        ------
Marka waxaan idin ka codsan inaad iga jaahil bixisaan kolay beri subax insha allah Ayaan dhaqtarka jawaabta u gayne


jizaakumullah qayran


walaashiin    ummu mahamed

SomaliDoc:
Jawaabtaasi waa sax, wax dhib ah kama muuqdo waa haddii heerbeegga la isticmaalay uu yahay ug/dl
Midda kale, baarista mid baa ka dhiman (T3).

Navigation

[0] Message Index

Go to full version