Author Topic: Su'aal: Waxan isku arkay xishood aanan weji siin karin?  (Read 10200 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Kaafi.A

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxan isku arkay xishood aanan weji siin karin?
« on: December 07, 2016, 03:17:53 AM »
Asc wr wb dhamaan doctorada isku xilqaantay in ay bulshada garab istaagaan tu guud iyo mid gaar ahaaneyd ba alle ha idiinku ziyaadiyo miizaanka xasanaadka,

Hadan sii gudo galo su.aasheyda doctor 1waxan isku arkay xishood aanan weji siin karin dadka oo dhan weliba anigoo jecel inan waqti la qaato bulshada intooda bdn hadane daqiiqad waqti lama qaadan karo waxana dareemayaa xishood iyo culeys bdn dhidid bdn waana dhibsanaayaa inaan meesha sii fadhiyo,
2 meelaha lagu qaxweeyo markaan tago waxan jeclahay inan keli gooni u baxo
Waxan jeclaan lahaa inaad talo iga siisaan waxan ka yeeli lahaa asc




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxan isku arkay xishood aanan weji siin karin?
« Reply #1 on: January 14, 2017, 03:34:45 PM »
Haddii ay tahay cillad aad isku aragtay dhawaantaan, waxay u badan tahay in diiqad ama niyad jab ku hayo, akhriso qoraalkaan oo fikrad ka qaado waxa uu yahay xanuunkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=872.0

Laakiin haddii sidaan dabcigaaga ahaa inta aad ka soo caqliyeysatay, waxaa ku haya cillad ka mid ah cilladaha shakhsiyadda ku dhaca, ee akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6876.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Kaafi.A

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Waxan isku arkay xishood aanan weji siin karin?
« Reply #2 on: January 15, 2017, 02:09:59 AM »
Alxamdulillah callaa kuli xaal Dr. Mar 1aad mar 2aad intaba aad ayaan kaaga mahad celinaayaa faahfaahintaada dahabiga ah jizaakallahu


 

Su'aal: "Sixirka" iyo jirada "schizophrenia" ma isku mid baa?

Started by NaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 8
Views: 26444
Last post April 20, 2015, 12:29:25 PM
by SomaliDoc
SU'AAL: XANUUN MEESHA DHAXDA AH EE KU AADAN XUDUNTA ILAA ISKU WEERKA OO DHAN?

Started by SiihaamBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 21446
Last post April 26, 2011, 06:57:47 PM
by Drkheyre
Guurka Lamaanayaasha Isku Hidde Sidayaasha Ahi, Ma U Sabab Baa Cilad Ku Dhalashada Ilmaha?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 44014
Last post October 16, 2011, 04:39:29 AM
by CilmiSabca
Ha Isku Qaldin Jinniga, Sixirka, Isha iyo Cudurrada Maskaxda ku Dhaco!

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 41708
Last post July 05, 2015, 10:14:33 AM
by Darmaan123
Su'aal: Habeenkasta waxaan soo toosaa anoo isku kaajay si bilaa dareen ah?

Started by Naciima/maxamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5426
Last post February 10, 2016, 02:25:27 PM
by SomaliDoc