Author Topic: Su'aal: Waxaa i hayo xanuun la garan wayay?  (Read 3875 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Imranibra

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaa i hayo xanuun la garan wayay?
« on: December 08, 2016, 01:00:40 AM »
scw walalayaal salan kadib waxaan kunoolahay Norway Oslo waxan kacabanaayaa xanuun dhibaata weyn igu haya lakin dhakhaatiirtii ay wax iga waayeen waana sida tan waxaa ihaysta habeenki markaan seexdo oon gamo ayaa neefta laygu dhajinaayaa hurdada ayan kasoo boodoo anoo argagaxsan hadana markan kulaabto waa sidii un waxaa laga yaabaa habenkiii oo dhan inaan sidaas ahaado oo 100 jeer lay qabto waxan utagay dhakhaatiir badan scan ayaa laysaaray dhuunta ilaa feeraha waa layga wayay asma waa layga waayay waxaa layga helay HB BLORIE bacteria iyo lactos tloretor ilaa hada wax aan sameeya ayaan la ahay shaqa ma adi karo subixii ileen waxan ahay nin aanan seexan xalay oo dhan fadlan arintaan xal iigu raadiya mahadsanidin mida kale balwad malihi sigaar macao ma aqan waxan thanks




Offline m.mo141

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 46
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Waxaa i hayo xanuun la garan wayay?
« Reply #1 on: December 11, 2016, 10:02:21 PM »
Wcs Bro xanuunkaada wuxu u eg yahay Jiniyo  ama sixir ama Il waxaan aniga sxb ahaan ki dhihi laha Quraan adag isa saar
Mida kale habeenki markaad seexanayno Waysqaado quranka iyo adkarta hurdada aqrso waxaad so dajisataa QURAN RUQIA SHARCIYA youtubeka wa ka hele wa quraan isugu jira jini sixir il waa aayado goos gos ah axbow intaas sameey jawaab ayaan ka suga markaas insha allah allah haku caafiyo

Offline Imranibra

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Waxaa i hayo xanuun la garan wayay?
« Reply #2 on: December 11, 2016, 10:43:20 PM »
Insha allah thanks

Offline Tawane

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Waxaa i hayo xanuun la garan wayay?
« Reply #3 on: December 11, 2016, 11:13:22 PM »
Wa Alaikom Salaam

Walaal marka hore Allah ku caafiyo adiga iyo dhamaan inta muslim ah;

Sida walaalka iga horeeyey kor ku xusay, waxaan kugula talin lahaa inaad Quraanka iskula tacaasho, dabcan waana Daawada kaliya ee aan lacag ahayn oo ka secure-san dhamaan daawooyinka kale, waliba uu inoo approve gareeyey allaha nafteena naga og.

Walaal waxaa jira walaal Jooga Dalka aad joogto Australia oo arrimaha cilaajka quraanka sameeya.
Dabcan internet ka ayaan ka arkey kaliya, waxaan isleeyahay talooyin inuu asagana ku siinkaro, link-ga hoose waa faccebook-giisa: https://www.facebook.com/Star.Ruqyah.Australia/?fref=ts

Cudur walbaa daawo ayuu leeyahay waxaan geeri ka ahayn.
Xabad-sowdada waxay daawo utahay dhamaan cudur waliba, waxaan geerida ka ahayn.


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33694
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32745
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 23907
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 42101
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun lugta xaga hoose ee u dhaxaysa labada kuraamood kuna qotonta cidhibta?

Started by GaadhhayeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29833
Last post December 23, 2010, 07:28:23 PM
by SomaliDoc