Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Caadadaydu wey saxan tahay?

(1/1)

Umu rayan:
Doctor caadadaydu wey saxan tahay oo bil waliba mar buu iga yimaada lkn waxaan la kulmaa xanuun aad u daran gaar ahaan maalinka ugu horeeya marka xanuunkas maleeyahay daawooyin lagu daweeyo

SomaliDoc:
Haween badan ayaa caadada ku xanuunsada, ka akhriso qoraalkaan waxa keeno iyo siyaabaha dabiiciga ah ee loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2154.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version