Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Naas nuujinta iyo cream ka jirka

(1/1)

Umu Ritaaj:
Asc walaalayaal salaan kadib walaal waxaan idin weydiinayaa  hadii ilmo naas la nuujinaayo kareemada la isku cadeeyo iyo jilcisooyinka hadii ey hooyada isticmaasho wax mey u dhibeysaa cunuga naaska nuugaya mase u gudbi kartaa oo wax dhib ah ma u keeni kartaa mahadsanidiin.

SomaliDoc:
Daawada jilcisada ee tinta la marsado, dhibaato ayay gaarsiin kartaa cunuga aad nuujinayso, sababtoo ah sunta ku jirta daawadaas ee loo yaqaano "Formaldehyde", haddii la neefsado sambabada ayay dhaawac gaarsiisaa, laakiin midd korka lagu caddeeyo dhibkeeda adiguu gaar kuu yahay.

Akhriso halista daawada jilcisada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6032.0
Akhriso halista daawada la isku caddeeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4179.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version