Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Kacsiga badan maxuu sababi karaa?

(1/1)

Mr Mahamed:
Kacsiga badan maxuu sababi karaa ditoore

SomaliDoc:
Kacsiga badan qofba si ayuu u yaqaanaa, laakiin markuu xanuun noqdo ama qofka kontaroolka ka lumo dhibaato badan ayuu keenaa, ka akhriso halkaan qoraal aan uga hadalnay arrintaas: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3933.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version