Author Topic: Su'aal: Sanka cadka ku samaysma?  (Read 4074 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Asma

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Sanka cadka ku samaysma?
« on: December 09, 2016, 12:28:25 PM »
asc
aad baad u mahadsantahay dictoore waxaan ku weydiin lahaa waxaan ka jiranahay sanka waxaan leeyahay cubudh badan badanaa xiliyada sanku i xidhanyahay waxaa sankayga kasoo baxda ur aad u qadhmuun sidoo kale sankaygana wakhtiga uu marxalaas ku jiro waxba ma urin karo oo qadhmuun iyo udgoon ba si fiican iiguma urayaan
waxaan iskaga shaki sanahay in sanka cad iigaga yaal ee ila tali dictoore dhakhaatiir badan oo somaliya joogana waan u tagay




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Sanka cadka ku samaysma?
« Reply #1 on: January 18, 2017, 06:23:35 PM »
Sida aad u tilmaantay astaamahaaga waxay u badan tahay in aad qabtid xanuunka loo yaqaano "Caabuqa Sanqada", akhriso qoraal ku saabsan xanuunkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5636.0

Cadka ka soo baxo sanka badanaa ma keeno neefta oo urto laakiin cabbur ayaad dareemaysaa inkastoo ay dhici karto in labada cillad ay isla socdaan, wayna dhacdaa mararka qaar, akhriso qoraal kuu faahfaahin doono astaamaha lagu garto in hilib sanka kaaga yaallo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5630.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Maxaa keena inuu sanka korkiisa finan yar oo malax ku jirto kasoo baxo=?

Started by CfatahBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 23379
Last post June 16, 2009, 10:44:01 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa isku argay cabur ka jiro labada duleel Ee sanka?

Started by AbdialiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 5464
Last post September 19, 2017, 12:17:25 PM
by CilmiSabca
Su'aal: Dhiiga sanka iga iman jiray ba dalqada iga imanaya?

Started by Millaibrahim2016Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6324
Last post October 14, 2016, 07:07:30 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Habeenkii afka ayaan ka neefsadaa sanka wuu ii cabburmayaa?

Started by Axmed143Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5974
Last post January 09, 2016, 04:57:28 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Naag uur leh ma laga qali karaa indhaha ama sanka?

Started by HafidoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4256
Last post February 06, 2016, 02:03:27 PM
by SomaliDoc