Author Topic: Su'aal: Xaalad walwal igu abuurtay?  (Read 3126 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Canabcumar

  • Newbie
  • *
  • Posts: 11
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xaalad walwal igu abuurtay?
« on: December 10, 2016, 07:09:37 PM »
Asc dr su aashaydu waxay tahay waxaan isku arkay waayadan danbe dheecaanka farjigayga ka yimaado oo dhiig la socdo ama madaw ah wax xanuun ahna kuma qabo mudo markii la joogaba waan isku arkaa waxay ciladu waxaana ahay gabadh mahadsanid




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xaalad walwal igu abuurtay?
« Reply #1 on: January 21, 2017, 02:33:57 PM »
Fadlan la xiriir dhakhtar si laguu waraysto, laguuna wiisiteeyo, baaritaannane laguugu diro.
Waa in la hubiyaa hadduu dhiig yahay iyo haddii wax kale yahay iyo meesha uu ka imaanayo iyo haddduu cudur qarsoon uu jiro intaba.

Akhriso qoraal ku saabsan infekshanka dumarka ku dhaca ee leh dheecaanka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5709.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: walwal ah armaa HIV/AIDS ka qaadey ah baa I gashey?

Started by JanaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4287
Last post November 04, 2015, 11:45:43 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Walwal iyo waxyaabaha soo socda oo aan ka fakaro?

Started by Cabdi MudalibBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2672
Last post October 14, 2016, 06:52:07 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Walwal iyo naxdin soo now noqday?

Started by AbdiselamhajiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 4835
Last post September 16, 2016, 09:27:39 PM
by SomaliDoc