Author Topic: Su'aal: Awoodda ayaa igu yar?  (Read 2886 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Said Maxamed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Awoodda ayaa igu yar?
« on: December 10, 2016, 08:15:39 PM »
Assalaamu calaykum waa idin salaamy dhmaaantiin dictoorka iyo shaqaalihiisaba .

Dictoor waxaan ku waydiiin su.aaal waxaan isku arkay awood la.aaan neefta ayaa igu cuslaan mrkaan shaqo yar qabto ama hal bayj oo buug ah akhriyo waxaan dareemin awood la.aaan iyo inaanan sii wadi karin waxaan hayo naaftuna way igu cuslaan xabadkana xoogaa waxan ka dareemin xanuun yar .
Maxay noqon kartaa dictoor arintani ?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Awoodda ayaa igu yar?
« Reply #1 on: January 21, 2017, 02:37:26 PM »
Waxay noqon kartaa cillad ka socoto sambabada ama wadnaha, waxaad u baahan tahay in aad dhakhtar la kulantid si loo kala sooco, kadibne la baaro waxa keenay in wadnaha culeys fuulo ama sambabada midkii ay noqotaba.
Akhriso qoraal ku saabsan Neefta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=351.0
Akhriso qoraal ku saabsan wadne xanuunka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=520.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: