Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Naag uur yar leh iyo jimicsi?

(1/1)

Shukriisxaaq:
asc waxaan rabaa in la iiga jawbo waxaan leyahay uur yar oo afar bil ah exercise ma sanay karaa?

mida kale waxaan daremaa culays iyada oo uurkii yar yahay iyo cuntada oon ku dibiraayo mahadsanidiin

SomaliDoc:
Waad jimicsan kartaa, laakiin waa inuu ahaado jimicsi fudud sida socodka, rucleynta, dabaasha, iskala bixinta IWM.
Ka fogow wax qaadista iyo orodka xad dhaafka ah, waana muhiim in aad dhakhtarkaaga la tashatid mar walba jimicsiga laguu ogol yahay iyadoo la fiirinayo heerka uurkaaga khaasatan haddii dilan hore uu jiro ama cillado kale oo uurka.

Akhriso qoraal ku saabsan jicmisiga bilaha dambe ee dhakhaatiirtak u taliso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3681.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version