Author Topic: Su'aal: Naag uur yar leh iyo jimicsi?  (Read 3354 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Shukriisxaaq

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Naag uur yar leh iyo jimicsi?
« on: December 11, 2016, 10:45:42 PM »
asc waxaan rabaa in la iiga jawbo waxaan leyahay uur yar oo afar bil ah exercise ma sanay karaa?

mida kale waxaan daremaa culays iyada oo uurkii yar yahay iyo cuntada oon ku dibiraayo mahadsanidiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Naag uur yar leh iyo jimicsi?
« Reply #1 on: January 21, 2017, 02:45:35 PM »
Waad jimicsan kartaa, laakiin waa inuu ahaado jimicsi fudud sida socodka, rucleynta, dabaasha, iskala bixinta IWM.
Ka fogow wax qaadista iyo orodka xad dhaafka ah, waana muhiim in aad dhakhtarkaaga la tashatid mar walba jimicsiga laguu ogol yahay iyadoo la fiirinayo heerka uurkaaga khaasatan haddii dilan hore uu jiro ama cillado kale oo uurka.

Akhriso qoraal ku saabsan jicmisiga bilaha dambe ee dhakhaatiirtak u taliso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3681.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Naag uurleh xiliga caadada dhiig maka imaan karaa?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26217
Last post March 14, 2015, 03:41:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Naag uur leh ma laga qali karaa indhaha ama sanka?

Started by HafidoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4287
Last post February 06, 2016, 02:03:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Naag cado qabto hadad u galmooto?

Started by AwabdiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5483
Last post April 29, 2016, 09:12:03 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Galmo naag caado qabto?

Started by Hassan BileBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 14068
Last post August 09, 2011, 03:08:58 AM
by Hassan Bile
Su'aal: Waxaan guursaday labo naag?

Started by MihsinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5948
Last post December 18, 2018, 11:03:32 PM
by SomaliDoc