Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Daawada Idaha?
(1/1)
Fadxi2019:
Asc dhaqtarka webka waxaan kugu salaamay,salaan ka dib waxaan kaaga mahadnaqayaa si wacan ee bulshadada Soomaaliyeedaad u wacyigaliso,intaas ka dib waxaan jeclaan lahaa waxaan aqriyey warbixinta CAAFIMAADKA IDAHA la xiriirta marka Dr waxaan jeclaan lahaa xadiiska nabiga laga wariyey(NNKH) ee idha ka hadlaayo inaad ila wadaagto.maadaama,dhaqaatiirta badankood ku taliyaan in laga fogaado duxda xoolaha.
MAHADSANID
SomaliDoc:
Navigation
[0] Message Index
Go to full version