Author Topic: Su'aal: Bog xanuun iyo Daaco badan?  (Read 12226 times)

0 Members and 3 Guests are viewing this topic.

Offline King of the jungle

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Bog xanuun iyo Daaco badan?
« on: December 15, 2016, 01:04:31 PM »
Asc som waa idiin salamayaa haddaa tahiin som medical waxaa I xanuunee boga  xitaa markaan wax cuno waxaa isku arkaa daaco fara badan iyo aariyo caloosha ah markaa maxaa waaye waxaas marakaa qaar boga aad layga qabtaa oo xitaa ka seexan waataa xanuun mudo yar ah ka bacdi ayaamo waa ka fiicnaada




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Bog xanuun iyo Daaco badan?
« Reply #1 on: January 27, 2017, 12:03:22 PM »
Cilladaadu waa Gaaska caloosha ee halkaan ka daawo faahfaahin dheeraad ah:
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33696
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32755
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 23910
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Xanuun lugta xaga hoose ee u dhaxaysa labada kuraamood kuna qotonta cidhibta?

Started by GaadhhayeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29840
Last post December 23, 2010, 07:28:23 PM
by SomaliDoc
SU'AAL: XANUUN MEESHA DHAXDA AH EE KU AADAN XUDUNTA ILAA ISKU WEERKA OO DHAN?

Started by SiihaamBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 21706
Last post April 26, 2011, 06:57:47 PM
by Drkheyre