Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Bog xanuun iyo Daaco badan?
(1/1)
King of the jungle:
Asc som waa idiin salamayaa haddaa tahiin som medical waxaa I xanuunee boga xitaa markaan wax cuno waxaa isku arkaa daaco fara badan iyo aariyo caloosha ah markaa maxaa waaye waxaas marakaa qaar boga aad layga qabtaa oo xitaa ka seexan waataa xanuun mudo yar ah ka bacdi ayaamo waa ka fiicnaada
SomaliDoc:
Cilladaadu waa Gaaska caloosha ee halkaan ka daawo faahfaahin dheeraad ah:
Navigation
[0] Message Index
Go to full version