Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Jir dhiska madhaleysnimo makeena?
(1/1)
Mahadnur:
asc dictoor , waxaan raba inaan ogaado jir dhiska ama misaanka badan ee la qaado marka jimicsiga gymka lasameynayo madhaleysnimo ma keenta ama dhibato kale makala kulmi karaaa MAHADSANID
SomaliDoc:
Jimicsiga ragga wax xiriir lama lahan madhalaysnimada, ku dadaal jimicsi caafimaad leh in aad samaysid adigoo ka fogaanayo daawooyinka jimicsi ahaanta loo xayaysiiyo oo qaarkood madhalaysnimo keeno.
Wixii faahfaahin ah ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3797.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version