Author Topic: Laba gabdhod oo mataano ah oo dhabarka iskaga dheggan oo ku dhashay Baraawe.  (Read 5142 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Kassim

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 41
  • Points: +112/-0
  • Gender: Male
Magaalada Baraawe oo ku mid ah Degmooyinka hoostaga G/Sh/Hoose ayaa waxaa ku dhashay labo gabdhood oo mataano  oo isaga  dheggan dhabarka  Taariikhdu markey ahayd 18 February 2008. Gabdhahaas ayaa xilligii ay dhasheen saacado kadib uu ilaahay kala fojiyey iyadoo Hooyada Dhasheyna ay foolaneysay  muddo dhowr maalmood ah. Haddaba sida idinka muuqata sawirka labadaas gabdhood oo mataanaha ah xaaladooda caafimaad ayaa ah mid aad u liidato  loona baahan yahay in laga qeyb qaato sidii loogu heli lahaa gargaar caafimaad dalka iyo dibadda, iyadoo waalidkii dhalay ay yihiin dad sabool ah, labada gabdhood magacyadooda waxaa la kala yiraahdaa SACDIYO C/LAAHI AXMED, KHADIJA C/LAAHI AXMED, Hooyada Dhashayna waxaa la yiraa RUQIYO XASAN CALI.


Haddaba walaalaha qurba joogta ah iyo Ha’yadaha samafalka iyo kuwa waddaniga iyo ganacsatada iyo Dhaqaatiirta waxaa lala socodsiinaya inay kaalmo Baniaadanimo oo deg deg ah ay soo gaarsiiyaan labada gabdhood oo mataanaha ah qof kasto wuxuu awoodo.

Waxaa laga soo xiriiraaya Maxamed Curane oo laga helo Shirkadda Nationlink Baraawe  0025250-962800

can u imagine what this poor leady have been through, in Westren countery we use  epidural anesthesia for normal V/D, imagine she did not knew she was
carrying twins, imagine a city without a Dr, pepole are dying becuse of basic staff, any way all i can say  SHACABKEENA, IYO WALAALAHEENA, CARUURTEENA, WAXY NOQDEEN, QAAR XABAD KU DHINTAAN, QAARKA KALE NAFAQO DARO, WAX BARASHO DARO, CAAFIMMAD DARO.
ILAAHOOW, ADAA WEYNOO WAAXID AH, ADIGA MOOYEE CID KALE AWOOD UMA LAHA, ILAAHOW UMADA SOOMALIA QALBIGOO ISKU KEEN, MASAAKIINTA DHIPAATEESA DHIPKA KASAAR.
AAMIIN
Kassim


???????? ??????????? ????????? ?? ?????? ??????? ??????


Offline Admin

  • Administrator
  • *****
  • Posts: 1489
  • Points: +60/-0
  • Gender: Male
  • Towards a better peaceful and healthy life!
    • Somali Medical Association
Waxaan rajaynayaa oo ilaah uga baryayaa inay helaan dad wax u qabta!
Annagu hadii aanan waxna isku qaban qof ilmaheena wax u qabanaya ma jiraan.

Mahdsanid Kassim
"you never cure a patient, you treat pain often but you always comfort the patient."
www.somalidoc.com


 

Su'aal: waxaa i xanuuna dhabarka iyo halka gumaarka loo yaqaan (bisqanlayda)?

Started by HadhiyeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 19753
Last post May 06, 2011, 10:47:34 AM
by Drkheyre
Su'aal: Maxaa keena dhididka badan sida kilkilooyinka iyo dhabarka?

Started by AbdiqadirBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7838
Last post November 04, 2015, 10:57:07 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Cudur ka hayo dhabarka ilaa faryarta lugta?

Started by Ibnu muhammadBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6059
Last post September 11, 2015, 12:51:15 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keena xanuunka dhabarka qaybtiisa hoose?

Started by QaalibBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8762
Last post June 23, 2016, 12:33:24 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cirbad dhabarka la iiga duray markaan foolanayay?

Started by ZuuzuuBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 50610
Last post May 12, 2017, 07:53:30 PM
by SomaliDoc