Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Haddii biyo cabo xataa in sacbahayga?

(1/1)

Ayow:
asc dhamaan aqyarta ka faidesato iyo qorayasha page ka asc hadii aan suasheyda u galo
 
Dr Waxaan dhawaan isku arkay in hadi biyo cabo xataa in sacbahayga ama bacbacoyinkayga qadan  in aan musqusha iskaga daba noqdo tira la'aan horena iskuguma arki jirin lkn waa ilaa 4ti bil ee ugudanbeesa ee ila tali bal

SomaliDoc:
Kaadida badan waxyaabo badan ayaa keeni kara, waxaa ka mid ah jawwi qabaw oo kugu cusub, macaanka, biyo cabitaanka badan, infekshanka kaadida iyo cillado kale.

Fadlan dhakhtar la xiriir si laguu baaro.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version