Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Calaacalaha oo kululado?

(1/1)

Sirwaan:
Asc bahda Somalidoc aad baad u mahdsantihiin. waxaaan rabaa su aal inaan idin weydiiyo cunug yar oo 8 bilood jiro aa waxaa ku aragnay iney gacmha caalaacalaha cad kuwa lugaha iyo kuwa gacmaha kululaanayan waxa kaloo jira xasaasiyad idnhaha ah labadeyda wiil iyo anigaba na heysta indhaha xasasiyadeeda

SomaliDoc:
Waxyaabo badan ayaa keeni kara in calaacalaha ay ku kulaadaan, waxaa ka mid ah cudurka gaaska, caabuqa qarsoon ee jirka, xasaasiyadda nooca loo yaqaano "Urticaria", laakiin waa inuu qofka leeyahay kor cuncun.

Fadlan dhakhtar la xiriir si loo fiiriyo caafimaadka cunugaaga.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version