Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa maxay cloning ama sonogate maxaase farqi u dhaxeeyo?
(1/1)
Saadik:
Asc doctors waxan ahay xubin cusub lkn waqti hore la socday wepsite kaan qiimaha badan, ilaahey ajir iyo xasanaad an lasoo koobi karin ha idinka siiyo dadaalkina, waxan rabay inan wax ka ogaado waxa la yiraahdo cloning iyo sonogate waxa ee yihin iyo farqiga u dhexeeyo thanks
SomaliDoc:
Maxaad ula jeedaa Sonogate? Ma ahan eray xiriir la leh cloning-ka? Mise waxaad ka wadaa "Surrogate"?
Navigation
[0] Message Index
Go to full version