Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Basaasta ama madaxa oo aan dufan la marin?

(1/1)

Dirsame:
Asc. Dr.
Basaasta ama madaxa oo aan dufan la marin, saamayn dhibaato ma ku yeelan karaa caafimaadka qofka?. Sida hurdada IWM.

Mahadsanid in badan.

SomaliDoc:
Maya saamayn kuma yeelanayso caafimaadkaaga illaa in aad qabtid xanuun basada u gaar ah mooyee, laakiin madaxa oo saliid la mariyo faa'iidooyin badan ayaa laga helaa. Ka akhriso qoraalkaan saliidaha ugu caafimaadka badan ee la marsado madaxa: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6463.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version