Author Topic: Su'aal: Dhiig mataqida maxaa sababa?  (Read 5643 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Umu shuraim

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Dhiig mataqida maxaa sababa?
« on: November 27, 2016, 09:56:01 AM »
Asc doctar aad bn kaaga mahadcelinaayaa hawsha balaadhan ee hagar la'aanta ah eed u eysaan bulashadiina.

doctor waxan kuweydinayaa hooyadey ayaa ilaa labo isbuuc xanuunsan waxey matagtey dhiig laabtaa ilaa dhinac dhan baa xanuunaya waliba waxey xanuun saaid ah dareentaa markey cunto wax dufan leh saliid leh , maxaad keeney ayaa ladhihikaraa dhiigaa maxdse kula talin laheyd maamadaa.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Dhiig mataqida maxaa sababa?
« Reply #1 on: December 19, 2016, 10:09:13 PM »
Dhiig la matago ma ahan arrin sahlan waxaan kula talin lahaa in aad dhakhtar la xiriirisid maamada, waxyaabaha ugu badan ee u keena bulshada soomaliyeed waa 3 cilladood:
1- Boogta gaas calooleedka oo dillaacdo
2- Dillaac ku yimaado hunguri mareenka.
3- Xididada hunguri mareenka oo dillaaco xanuun beerka ku dhacay awgiis.

Waa in dhakhtar la xiriirtaa si loo kala sooco xanuunadaas, waxaa dhici karta in dhiiga uu soo bato, markaasne xaalada hooyo ay halis gasho.
Fadlan daawo filin aan ku faahfaahiyay hadda ka hor cudurka gaaska iyo astaamaha lagu garto iyo siyaabaha loola tacaalo:


Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Diktoore, maxaa laga wadaa Reactive, Weak-reactive iyo Non-reactive?

Started by XidigBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 61906
Last post July 02, 2017, 11:30:43 AM
by SomaliDoc
Caga-hurka ama Caga-ololka Maxaa Keeno?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 4
Views: 170025
Last post August 23, 2015, 02:14:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daaweeyaa Agoolka "Dandruff"?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 113969
Last post January 06, 2015, 08:30:19 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa keni kara calol xanuunka iyo naaso xanuunka

Started by GacalsameBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 63261
Last post December 05, 2015, 01:19:38 PM
by SomaliDoc
Maxaa meydka loo qalaa? Waa maxay "Autopsy"?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 68648
Last post April 06, 2016, 04:35:38 PM
by Mo Digdig