Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Hadaan fadhiisto aanistaago maskaxda ixanuuneyso?

(1/1)

Maaji29:
Dr waxaan rabaa inaan kuweydiiyo tusaale hadan fadhiisto aanistaago maskaxda ixanuuneyso xitaa markan sajuudaayo waan dareemo xanuunka maskaxda maxaa tahay marka jwb insha alaha aan kuqancikaro

SomaliDoc:
Warbixintaada kooban waxay ii la eg tahay madax xanuunka ka dhasho caabuqa sanqada ee loo yaqaano "Sinus Headache" inuu ku hayo, fadlan akhriso qoraalkaan si aad faahfaahin dheeraad ah u hesho: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5636.0
Fadlan la xiriir dhakhtar si loo hubiyo xanuunkaaga.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version