Author Topic: Su'aal: Finka dheecanka iyo kaarka leh?  (Read 2954 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Boqorka

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
Su'aal: Finka dheecanka iyo kaarka leh?
« on: December 19, 2016, 11:14:22 PM »
Asc bahda somalai doc marka hore aad ayaan idiin salaamay kadib rabaa inaan idin waydiiyo fin kasoo baxay jirka ama wajiga  loona yaqaano qaash ama Sanfuur adna u waynaada malax badana sameya inbadana iga soi baxa xiliyada xagaaga ama kulallaha xanuun badana leh . Waxayaabaha keena ..waad mahadsantantahiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Finka dheecanka iyo kaarka leh?
« Reply #1 on: February 28, 2017, 12:45:24 PM »
Waa nuuc ka mid ah baxdinta ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1163.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waa maxay finka kaso baxa dabada? Una eg kaso bax cml?

Started by Ahmed dollarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25475
Last post October 22, 2016, 05:04:32 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Madmadow ayuu igu reebay finka?

Started by IliasBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2913
Last post May 07, 2017, 08:57:28 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Kaarka lugaha galmada kadib?

Started by TawaneBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6600
Last post January 21, 2017, 04:49:48 PM
by SomaliDoc