Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Finka dheecanka iyo kaarka leh?

(1/1)

Boqorka:
Asc bahda somalai doc marka hore aad ayaan idiin salaamay kadib rabaa inaan idin waydiiyo fin kasoo baxay jirka ama wajiga  loona yaqaano qaash ama Sanfuur adna u waynaada malax badana sameya inbadana iga soi baxa xiliyada xagaaga ama kulallaha xanuun badana leh . Waxayaabaha keena ..waad mahadsantantahiin

SomaliDoc:
Waa nuuc ka mid ah baxdinta ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1163.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version