Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa maxay VIGRX DELAY SPRAY?
(1/1)
Mr Mahamed:
VIGRX DELAY SPRAY
MAXAY SIDE EFFECT LEYDAHAY ?
MALA ISTICMAALI KARAA DHAQTAR LA AAN ?
SomaliDoc:
Waa daawo ka samaysan nuuc kabaabiso ah oo loo yaqaano "benzocaine", waxaa lagu buufiyaa xubinta taranka ee ragga, si dareenka uga yaraado, hadduu dareenka yaraadane waxaa daaha biyo-baxa, waxay ka mid tahay siyaabaha lagula tacaalo biyo-baxa degdegga ah, waana muhiim in dhakhtar uu kuu qoro ee la iskama gato.
Akhriso qoraal ku saabsan waxyaabaha keeno biyo-baxa degdegga ah: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version