Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Ma la cabbiri karaa Testosterone hormone?
(1/1)
Mr Mahamed:
Ma iska cabitikaraa testostorone hormmone mala cabirikaraa qaabkeena loo cabirikaraa
SomaliDoc:
Hormoonka testosterone-ka waa la cabiri karaa, waxaana laga cabiraa dhiigga. Waa qasab in aad dhakhtar la xiriirtaa oo baaris lagugu sameeyaa, kadibne daawadii kugu haboon isagaa kuu qori doono, hormoonkaan maahan mid la iska qaadan karo oo dhibaatooyin badan ayuu keenaa haddii aad isticmaashid adigoo u baahnayn, waa khalad ay badanaa ku dhacaan dhalinyaro badan, fadlan akhriso qoraal aan horay uga hadlay hormoonkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3797.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version