Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Musqusha ka dib shahwo caadi ah?

(1/1)

King of the jungle:
Asc waxaa ku faraxsanahay dhaqaatiirta isku hoshay arintan waana ku mahadsan yihiin salaan ka bacdi

Waxaa aan ahay nin xaasle ah caruur badani u joogaan dhalinyaro baan ahay

Waxaan ka cabanaayaa markaan musqusha xaajo u galo waxaan isku arkaa shahwo caadiya mar marna waa qafiif saxaradeyda hadey jilicsan tahay iyo haddii kaleba badanaa way dhacdaa xaaskeyga waa kala maqanahay arintaana badanaa waxaan isku arkaa xaaskeyga markii aan kala maqanahay inta aan isla joogno iskuma arko

Marka arintaas inaad waxii aad igu dhaantaan inaad iiga sheegtaan mahadanadiin..asc

SomaliDoc:
Shahwada timaado markaad musqusha gashid ka dib waa arrin jirta oo la yaqaano, horay ayaan ugu faahfaahinay qoraal gooni ah ee link-gaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2631.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version