Author Topic: Su'aal: Geedkaygu markuu kaco isla markiiba wuu damayaa?  (Read 4707 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Amaake

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Geedkaygu markuu kaco isla markiiba wuu damayaa?
« on: December 21, 2016, 10:56:10 PM »
Asc aad ayaan idin salaamaya sallaan ka bacdi. Dr da'daydu wàa 30 dhararkayguna waa 180 misaankayguna waa 70. Cuntadaan isticmaalana waa kalluun. Digaag. Iyo beed. Iyo khudarba. Waanan jimicsadaa ever day shaqo wanaagsan waan kashaqeeyo. Marka Dr hamadaydu way yartahay  geedkaygu markii kaco isla markiiba wuu damaya hadaanan hore ulla gaadhin xaaskayga. Mararka qaarna Anno hawsha kujira ayuu damayaaba. Marka illa talli Dr dhakhaatirtaan utagana caadibaad tahay ayey illeeyihin. Minfadlan ILLAHAY dartii ii caawi. Jaza kallaahu khayr




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Geedkaygu markuu kaco isla markiiba wuu damayaa?
« Reply #1 on: March 18, 2017, 04:10:59 PM »
Kacsi la'aanta iyo hammi yarida waxa ugu badan oo keeno maahan cillad jirka ah oo baaritaan lagu ogaan karo, waxa ugu badan boqolkiiba 90% waa isbadalka nafsiga ah ee kugu soo kordho, tusaale: daalka, hurdo yarida, isku-buuqa, daawooyin aad isticmaashay ama welwel kaa haysto arintaan laftirkeda ayaa ugu badan waxyaabaha keeno, waxaa ku badan xanuuno kale oo jirka ku jira sida macaanka, kolestaroolka, hoos udhaca qanjirka thryoid-ka, caabuqa borostaatada iyo cillado kale. kadib ayaa lagu fakaraa cillad hormoonada ah ama cillad jinsiga la xiriirto.

Waana arrin laga gudbo oo uma baahno wax daawo ah, fadlan akhriso qoraal aan arintaan ku faahfaahinnay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Ilma yar oo markuu hadlayo, hadalka ku dhex nax naxa, maxaa lagu tilmaami karaa?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 34825
Last post December 08, 2012, 08:59:58 PM
by CilmiSabca
Su'aal: maxa sababa kasoo baxa iska so daba noqda markuu raysto mid?

Started by WalaalkaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17867
Last post November 01, 2011, 12:06:51 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa lagu daawayn karaa markuu dhareerka lawyuhu kaa dhamaado?

Started by Ahmed bisleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6850
Last post June 30, 2011, 12:20:19 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Sidee loo baabi'iyaa meelaha cad cad kadib markuu ruuxa caatoobo?

Started by HonestboyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 50633
Last post May 19, 2012, 12:50:12 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Majiraa Jawaab Ilmuhu Bixiyo Markuu Caafimaadkiisu Taam yahay?

Started by AarDacarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7176
Last post August 15, 2015, 12:52:33 PM
by SomaliDoc