Author Topic: Su'aal: Uurka iyo dhinaca loo jiifsado?  (Read 3661 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Deka Ahmed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Uurka iyo dhinaca loo jiifsado?
« on: December 27, 2016, 08:52:03 PM »
Asc DR salaan kadib suasheyda uur Ayaan leyahay hadii aan u sexdo dhinaca bidix ilmaha shan qartiisa ayaa badan iyo naqasko igu dhegayo hadii aan u sexdo dhinaca midig caadi ayaan ahaay adigane waxad dhahday dhinaca Bodix halo sexdo maxaa xal eh adigoo mahadsan DR




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Uurka iyo dhinaca loo jiifsado?
« Reply #1 on: March 18, 2017, 03:38:04 PM »
Isbadalka jiifka qofka uurka leh waxay ku xiran tahay marxaladda uurka ay marayso, xilliga bilaha dambo waa xilliga ugu dhibka badan oo hooyadu dareento culeys siyaado ah khaasatan markay wax cunto. waxay kaloo ku xiran tahay cunuga dhinaca uu u janjeero, haddii marka labada dhinacba ay ku dhiabayso waxaa haboon in dhinaca bidix u jiifsatid si culeyska uga dago xididada waawayn ee caloosha dhex maro, laakiin haddii dhinaca midig aad ku nafisayso, dhianca midig u seexo waxaa laga yaabaa in cunuga uu is gadinayo ama cadaadis ku hayo dhianca bidix.

Mar walba dhinacii aan culeys kaa saarnayn u jiifso.

Qofkii uu dhaafay casharkii hore ee aan kaga hadalnay dhinacyada loo jiifto xilliga uurka ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6872.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Sidee uurka looga hortagi karaa hadduu dhakhtarka ku taliyo?

Started by CeeblaaweBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 75641
Last post June 28, 2015, 11:26:21 AM
by SomaliDoc
Su'aal: maxaa sababa gabadha uurka leh oo aan kaadida xejin karin?

Started by Nuur12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 39807
Last post March 30, 2011, 01:35:12 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Haween uurka laga joojiyay, masiin karaa plis 21?

Started by Nuur12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 20656
Last post May 14, 2011, 10:14:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xulbadu maxay u tartaa hooyada uurka leh iyo ilmaha uurjiifka ah?

Started by FarhyaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26061
Last post July 05, 2016, 11:28:25 AM
by SomaliDoc
haweenka uurka leh dawooyinka antibiotics-ka dhib ma u keenaysaa?

Started by CmqalinleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32669
Last post June 22, 2009, 08:13:49 AM
by Cmqalinle