Author Topic: Su'aal: Ii faahfaahi kaniiniga Itraconzole?  (Read 3251 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Torayo

  • Newbie
  • *
  • Posts: 10
  • Points: +0/-0
Su'aal: Ii faahfaahi kaniiniga Itraconzole?
« on: November 27, 2016, 03:36:09 PM »
Dre waxaan rabaa inaa ii faahfaahisid kaniinka ( Intraconzole ) waxa uu yahay iyo wax yaabaha loo qaato.
Infection aya liiga daawaynaayay wuu iga dhamaan waayay markaa ayay iiso qortay 6 weeks ayu socanaa week iina 2 tab aya qadanee ayay igu dhahday dhkhtarada wali maanan qaadan ee wax halis ah miyu leeyahay dre.
Mida kale infectionka ma baabi'inaa hadii la qaato.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Ii faahfaahi kaniiniga Itraconzole?
« Reply #1 on: December 22, 2016, 04:02:10 PM »
Waxay ku xiran tahay infekshankaaga noociisa iyo waxa baaritaanka lagu arkay.

Waxaa kaniinigaan loo qaataa infekshanka uu keeno jeermiska Fangaska, kaasoo ku dhaco meelaha qaar sida cawrada oo kale, una badan dumarka, akhriso qoraal ku saabsan caabuqa cawrada ku dhaco uuna keeno fangaska: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5709.0

Daawadaan maalinle ayaa loo qaataa hal jeer ama laba jeer si ay wax u tarto, ma garanayo sababta ay dhakhtaradda kuugu qortay usbuucii laba kiniini. midda kale haddii aad uur leedahayne daawadaan lama qaato, inta aad qaadanaysidne uur waa la iska ilaaliyaa.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxaan isticmaalay kaniiniga la yiraa primolut N?

Started by Umu caaishaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4764
Last post April 14, 2016, 01:27:21 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Muxuu yahay kaniiniga Clomid?

Started by MaidaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15504
Last post October 06, 2009, 11:22:29 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay kaniiniga Vascular 20mg?

Started by Rayaan AhmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3745
Last post April 19, 2017, 07:13:07 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Muxuu taraa kaniiniga Isotretinoin?

Started by Abdikayf Cade CadeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2592
Last post April 26, 2017, 11:40:27 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Kaniiniga Folic Acid iyo Uurka?

Started by Farta hdBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6961
Last post December 08, 2018, 12:14:04 AM
by SomaliDoc