Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Daawada Formula 10 maxay faaido leedahay?

(1/1)

Abdikhaliq Hassan Ali:
mar ka hore wan idin salamay dhaman dhaqatirta ka shaqeysa web kaan aadka u qiiimaha badan iyo dhaman memberska ku jira webkan
marka xiga waxan rabay in la iga qanciyo suaal hadi horay looga jawaabayna linkiga la iso sheego suaashaas oo ah badana waxan aragnaa xayaysiin tvyada laga so dayo taas o lagu xayaysiinayo dawada formula o laleeyahay waa daawo dabiici ah cudur walba lagu daweyn karo
marka
1 dawadaas maxay ka samaysan tahay?
2 maxay faaido ah o ay leedahay?
3 maxay dhibaato jirka ku keenaysaa?
waad mahad san tihin

Navigation

[0] Message Index

Go to full version