Author Topic: Su'aal: Baalasha indhaha?  (Read 4109 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ilhin

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Baalasha indhaha?
« on: December 22, 2016, 09:52:05 PM »
Waxaan heytaa wiil 11jirsanaya hada waa wiil kulul qaylo badan .marmarka qaarkood wuxuu ku cayaaraa kabaha .marmarka qaarkood wuu isla sheekeystaa.hada waxuu bilaabey inuu indhaha baalashiisa rifo oo uu xabad ku reebin.waxaa iga haya warwar badan markaan iska hadlo anigu waan isla hadlaa xanuunkaasi waan ku garaadsadey.waxaa igu adag nadaafada jirka iyo madaxa.waxaan kale oo heystaa wiil sidaa isula hadla oo jira 8yrs.markaan ka hadlo ka weyn oo indhaha xanuunaya waxaan geeyey dhaakhaatiir badan waxay isoo siiyaan dawo dhiiqo ah iyo mid la cuno waxba se kama tarin 3jeer baan mari hada xalku maxuu yahey dhakhter mshadsanid




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Baalasha indhaha?
« Reply #1 on: March 06, 2017, 05:00:05 PM »
Weli ma u geysay dhakhaatiir ku takhassusay cilmu-nafsiga caruurta "Child psychologist", ilmaha waxay u baahan yihiin in la diraaseeyo, lala sheekeysto, la qiimeeyo jir iyo maskax ahaan si loo ogaado cillada nuuca ay tahay.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Ilhin

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Baalasha indhaha?
« Reply #2 on: March 18, 2017, 03:35:26 PM »
Asc waan ku salaamay marka hore marka xigan dr aniga oo ah hooyada isla hadasha ayaa isla hadal ilaa intaa garaadsadey wali dr uma tagin laakin waxaan ahey hooyo korineysa caruur madax xanuun daran baan dareemaa wey igu adagtahey korinta caruurta iyo nadaafada .waan ku guursadey anoo xanuunkaa qaba caruurta waan ku dhaley anoo isla hadlay maalin iyo habeen walba wakhti kasta waxaan ka sheekeyta wax jira iyo waxaan jirin oo anigu sameystey markaa miyaa waalnahey maxaad igu la talin laheyd waa mAxey xanuunka caruurta qaarbaa isla hadla cadho ama xanaaq miiran nadaafada jirku wey igu adagtahey seen yeel dr

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Baalasha indhaha?
« Reply #3 on: June 21, 2017, 02:14:28 PM »
Isla sheekeysigu ma ahan cillad maskax, waxaa jira isla sheekeysi aan xanuun ahayn oo aad ka akhrisan kartid qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6459.0

Midda kale, culeyska kaa saaran dhinaca korinta caruurta iyo nadaafadda, la talin ayaad uga baahan tahay ee nagala soo xiriir qeybta messages-ka ee Facebook: https://www.facebook.com/HealthySomalia/messages/
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aa: Xanuun caruurta ah Iyo Xanuun indhaha ah?

Started by Nuur12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 6
Views: 23746
Last post September 06, 2011, 09:46:03 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wuxuu bilaabay inuu indhaha bilig bilig ka siiyo?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8011
Last post June 26, 2017, 10:06:28 AM
by SomaliDoc
Su?al: Seddexdii biloodba indhaha waxaa iiga soo baxaa nabar yar oo cuncun leh?

Started by Dr baddalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 15320
Last post March 17, 2011, 11:26:04 PM
by SomaliDoc
Daawada Indhaha: ma loo isticmaali karaa soo nooleynta Timaha daatay?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 11781
Last post January 02, 2013, 10:07:40 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay Indhaha oo iska ilmeynaya bilaa sabab?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16843
Last post August 26, 2011, 09:15:07 PM
by SomaliDoc