Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Qofka afka ura sidee loo dabar gooyaa?

(1/1)

Mohamedabdirisack:
DHAMAN WAN IDIN SALAMA DR MESHA JOKO AD AYAT UMAHAD SAN TIHIIN WAQTIGANA QALIGA OO AD INO HURTEEN

#2su.al ayan qaba oo ah qufka afka ura ama afka khurma su uu udabar gooyo mar walbo uu cadaysana hadu isticmalo dawada lagu caydo iyo buresh keeda ma dhib ayay ukenee

mida xigta afka marka la cadaynaa dhiig aya iga imaado dhigane mx udawo ah on ku joojin kara

wat mahad san tihiin

SomaliDoc:
Qoraalkaan baan kaga hadalnay waxyaabaha keeno af-urka iyo siyaabaha loola tacaalo ee akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1610.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version