Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Markii shahwada la baarayo?
(1/1)
Mr Mahamed:
Ditoore markii lasameenaayo sperm anlysis ma waxaa layska qaadayaa shahwada ama dhiiga xogaa waan ku wareeray
SomaliDoc:
Shahawada ayaa laga baaraa, waxaana la baaraa kaliya markii laga shakkiyo in ay cillad jirto sababtoo ah baaritaankaan kama mid ahan kuwa sida routine-ka ama checkup ahaanta loo baaro.
Qaabka loo baaro iyo waxa laga baaro intaba ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3040.0
Waxaa kaloo halkaan ka akhrisan kartaa qoraal ku saabsan cilladaha lagu arko waxa ay noqon karaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2205.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version