Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Cudurka Sindiryada?
(1/1)
Dawiil:
Asc
Dr waa maxaay cudurka sindiryada loo yaqaan ee caloosha ama mindhicirka aad u xanuujiyo ayadoo qofka Axal ama dhiig uu saxaroodo
aadna uu u diqdiqeeyo
Mahadsanid dr
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal aan ku faahfaahinay xanuunka diisantariyada (Dysentery): http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6635.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version