Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Timo daadasho iyo agool fara badan?
(1/1)
Axmed114:
Asc wr wb
D.r. waxaan isku arkay timo daadasho iyo agool fara badan waxaan maqlay inay jirto irbad laysku duro oo timuhu dib u soo noqonayaan ee irbadaasi dhib ma keentaa ? Timo-beerashada ka wrn iyadana dhib ma keentaa ?
Mahadsanid diktoor
SomaliDoc:
Akhriso qoraal ku saabsan Agoolka iyo sida loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2090.0
Akhriso qoraal ku saabsan timo-beerista iyo waxyaabaha la fisho: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7624.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version