Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Abufaaska ma la marin karaa nabar?

(1/1)

Deka Ahmed:
asc dr salan kadib wad ku mahadsantahay talada cafimad aad u fidinesid bulshadada ajar iyo xasanaad alaah hakasiiyo wacyi gelinta noo fidiso. hadaan u gudbo su asheyda watan abu faska maloo isticmali karaa meel nawar ku yaala. mahadsanid dr

SomaliDoc:
Maya abuufaas-ka lama mariyo nabar furay, akhriso qoraal faahfaahsan oo aan horay uga hadalnya abuufaasta iyo siyaabaha loo isticmaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6867.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version