Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan isku arkay kacsi badan?

(1/1)

Laki:
Doctor Waxan ku weydiinaa.
Waxan isku arkay mudo dheer kacsi badan
Hadii aan gabar lasheykaysanayo taleefoon mise  aan kulano anagoo istaabanin ayaa biyo iga imaanayan biyhii shahwada aan  aheyn waa modowa oo biyaha cadiga cml waye oo najasada ah.
Doctor daawo maleedahay arintaas.
Maxaase sababa
Mahadsanid

SomaliDoc:
Waxaa dhici karta in dareenkaaga uu dhaw yahay, akhriso su'aal tan la mid ah oo aan horay uga jawaabnay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6389.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version