Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Matag dhiig la socda ayaa iga yimaaday?
(1/1)
Abdihadi:
Asc.Dr.waan ku salamay. Waxaan rabay inaan ku waydiiyo suaal oo ah caafimad Kayga. Mudo 5maalmod ah Ayan isku arkay matag iyo lalabo maalin walba markaan wax cuno kadib lakin maanta iigu darneed oo matag dhiig lasocda ayaa iga yimaaday marka barito rabaa inaan dhakhtar utago si Aan caafimad kayga uga waramo. Dhakhtar rabo inaan utago gastroenterologist miyaa ,waayo meel kale ixanuunayso malahan calaamado kale isku arkay malahan kaliya matag iyo lalabo weeye
SomaliDoc:
Dhakhtarka aad u baahan tahay waa Gastroenterologist, waxa ugu badan ee keeno matag dhiigga waa gaaska boog calooleedka, akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7181.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version