Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waa maxay cystitis?

(1/1)

Warsamecishqi:
asc bahda somali doc
waxaan rabaa inaad ii sharaxdaan ama ii faahfaahisaan waxaa uu yahay Cystitis ?.

SomaliDoc:
Cystitis waa caabuqa ku dhaco kaadiheysta, waana qeyb ka mid ah infekshanka kaadi mareenka oo aad qoraalkaan ka akhrisan kartid faahfaahintiisa: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version