Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cystals in urine?

(1/1)

Ayanle4383:
doctor wanku salamay wad ku mahadsantahY sida wacan oo aad su.alaha noga sojawabeyso....

dr waxan rabaa in aan ku weydiyo kidney ka ayaa leyga hayay in badan marka waxa ley dhahay kadidada ayaa dhagaxmaan ku jiraan ( crystals in urine )  marka waxan rabaa in aad iga jahil bixiso crystals in urine iyo kidney stone

                     mahadsanid...

SomaliDoc:
Crystal waaa qarsho dabiici ah oo kaadida soo raaca, waxay ka tarjumaysaa cillad kaadi mareenka ah.
Ka akhriso qoraalkaan nuucyada dhagaxaanta ama quruuruxa kilyaha iyo waxyaabaha keeno iyo siyaabaha loo daaweeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6494.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version