Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Carab gajanimada?

(1/1)

Yusufabdifatah1:
asc dhamaan bahda dagalka somaliDoc gaar ahaan dhaqtarka waxaan rabay suashaan in la iiga jawaabo
carabgajanimada ma cuduur baa dhibaatoiyin miyeey leedahay ama wa  caadi qofka carabgajaha ah ?

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal kuu faahfaahin doono carab gajannimada, noocyada ay u kala baxaan iyo kuwa la daawayn karo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7620.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version