Author Topic: Su'aal: Sanjabiisha iyo Caadada?  (Read 4483 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Kaltuun

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 33
  • Points: +0/-0
Su'aal: Sanjabiisha iyo Caadada?
« on: December 28, 2016, 08:30:19 PM »
dr waxan maqlay sinjibiishu inay yarayso xanuunka cadada balse ma waqtiga lagu jiraa lacabayaa mise intaynan cadadu kuu imaan bal ifahansii adoo mahdsan wllo ilaahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyee.

second diinsiga ayaan shaaha ku darsadaa quman iyo caado xanuunba wan leyahy kwrn mayga yaraynkaraa xanuunka cadada oo aan aad ugu xanuunsado isna gorma isticmaali karaa .




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Sanjabiisha iyo Caadada?
« Reply #1 on: March 26, 2017, 10:27:59 AM »
Sanjabiilka wuxuu leeyahay faa'idooyin caafimaad oo tira badan, halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6530.0

Sanjabiilka waxaa la isticmaalaa xilliga caadada, wuxuu yareeyaa majiirka mindhicirrada iyo dhabar xanuunka.

Diinsigu waa qallajiye dabiici ah wuxuuna ka hortagaa cudurrada soo noqnoqdo sida quumanka oo kale, akhriso qoraal ku saabsan faa'idooyinka diinsiga: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3853.0

Waxaad kaloo halkaan ka akhrisataa qoraal ku saabsan cudurka quumanka iyo siyaabaha loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1116.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxan ku xanusada caadada waxan helaa bishii labo jeer?

Started by SaakinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7840
Last post April 28, 2016, 04:37:20 PM
by SomaliDoc
Canug lasoo xaaqay kadibna caadada oo wareertay iyo xanuun caloosha ah

Started by HonestboyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 12081
Last post November 03, 2012, 09:51:06 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Naag uurleh xiliga caadada dhiig maka imaan karaa?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26115
Last post March 14, 2015, 03:41:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dhiiga caadada ayaa igusoo laabta bishii dhowr jeeer?

Started by KaltuunBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 10331
Last post May 22, 2016, 07:48:29 PM
by SomaliDoc
Su'aalo: Caadada Wareersan? Galmada Badan? Xilliga Uurqaadka?

Started by CaaishaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 51465
Last post January 01, 2011, 08:43:27 PM
by SomaliDoc