Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanuun iga hayo dhinaca bidix?

(1/1)

Hawa omer:
Asc somalidoc waxan raba in layga jawabo su'aal ah waxa I hayey mudo xanun iga hayey dhinaca bidixda markii hore xanunka wuxu iga bilaabay garabka halkan naaska ku began ilaa naaska aya ila xanuuni jiray kadib waxa dhacday in xanuunkii fido oo gaadho dhinaca oo dhan ila madaxa oo dhinac I xanuun hospital wan tagay  xata computer iyo raajaba wa lay Saray negative ayey igu dhahan xanunkan mudo sadex sano ah ayuu I haya hada madaxa dhinacas ilaa maskaxda ayaa I xanuunsaysa sometime waxan dareemaya in dabayl iga galayso mar waxan ka dareemaha bila awood dhinaca,  mar dhinaca madaxa culees iyo dawakhad ayaa iga qabanayso xanuunka bil wuu I qabanaya bilna wan ka fiicanahy idinko raaliya ila taliya

SomaliDoc:
Dhowr cilladood ayaa keeni karta xanuunka qaabka kuu hayo, wayna adag tahay in lagu garto cabashadaada kaliya, waxay noqon kartaa cillad murqaha ku dhacda ama cillad neerfaha ka socoto ama waxyaabo kale, fadlan la xiriir dhakhtar ku takhassusay cudurrada guud si laguu wiisiteeyo, laguuna baaro. Caafimaad baan kuu rajaynayaa.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version